Wefti ka socda wasaaradda caafimaadka Puntland oo booqasho ku yimi isbitaalka Galdogob oo dhisme casriyaysan ka socdo. Wasaaradda caafimaadka iyo hay'adda UNICEF ayaa u kuu galaya shaqada ka socota isbitaalka oo shisme casri ahi ka socdo kaas oo la rajeynayo in dhowaan soo gabageboobo.